Ciidamada dowlada oo gacanta ku dhigay labo nin oo xalay dilal geestay

Ciidamada booliiska federaalka ee Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay labo nin oo xalay dil ka geestay deegaanka Habar-Cirir ee gobolka Galgaduud, ragan dilka geestay ayaana gacanta lagu dhigay xili ay baxsad ku jireen. Taliyaha Booliska degmada Matabaan, Dhame Cabdifitaax Maxamed Jaamac (Fooneeye) ayaa sheegay in ciidamada booliiska howlgal ay sameeyeen kusoo qabteen labo nin oo dil … Continue reading Ciidamada dowlada oo gacanta ku dhigay labo nin oo xalay dilal geestay